Dowlada oo shaacisay in Duqeyn lagu dilay Saraakiil katirsan Ururka Al Shabaab

Saraakiil katirsan ciidanka milatariga Soomaaliya oo la hadlay Warbaahinta dowlada ayaa sheegay in duqeyn diyaaradaha dagaalka Mareykanka ka fuliyeen gobolka Shabeelaha Hoose lagu dilay saraakiil iyo dagaalyahano katirsan Al Shabaab. Duqeyntan ay fuliyeen ciidamada Mareykanka oo kaashanaya kuwa dowlada Soomaaliya ayaa ka dhacday deegaanada Tawakal iyo Ugunji oo hoostaga degaanka janaale ee gobolka Shabeelaha hoose. … Continue reading Dowlada oo shaacisay in Duqeyn lagu dilay Saraakiil katirsan Ururka Al Shabaab